Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay

Golaha Fulinta ee xisbiga Hilimo Qaran oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku go’aamiyeen in shaqada laga joojiyo Xoghayihii Xisbigaasi Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Axmed. Sida aan wararka ku helnay golaha fulinta ayaa isku raacay in shaqada laga joojiyo xoghayihii Xisbigaasi oo lagu eedeeyay in uu jabiyay xeer u degsanaa xisbigaasi oo … Continue reading Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran oo Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay